It is very disturbing to know that there are people out there who watch the inhumane videos released by the pirates and do nothing. Free the Chandlers!
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/4apRiv36xZE.html (view on Google Sidewiki)Tuesday, February 2, 2010
Hees Macaan. C/rashiid Killer. Music
Waa hees cusub ee uu noosoo bandhigayo fanaankii waynaa ee reer Minnesota U.S.A ee C/RASHIID KILLER
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/dk3JKuTMcUg.html (view on Google Sidewiki)Daawo Sawirrada Shirka Ururka Midowga Afrika
Ma aragtay xooghayaha DKMG iyo Khadafi oo is dhunkanaya? Daawo sawirrada xasaasiga ah bogga linkiga hoose ka fiirso
in reference to: http://videos.dalkanews.com/content/view/444/37/ (view on Google Sidewiki)Axmed Madoobe oo Sheegay in Raaskambooni ayna ku beerin Shabaabka
Waxaa uu Axmad Madoobe sheegay in ay been tahay in Raaskambooni ku biireen ururka alshabaab isagoo yiri ninka ka dambeeya soo gelinta mucaskarta Raaskambooni xerada shabaabka oo ah Xasan Turki waa nin xanuunsan
in reference to: http://dalkanews.com/news.php?readmore=5777 (view on Google Sidewiki)Monday, February 1, 2010
Ma Janadii Fardowsoo Jidkeedii La Helaybaa - Hees
Abdihakim Farayare - Ma Janadi Fardowso Jidkeedi La Helay baa - Live performance by Farayare -
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/Banadir24Music/9kgcii3yp58.html (view on Google Sidewiki)VOA Somali-Service: Farhia Absie’s resignation letter due to harassment and discrimination
Waa waraaq Farhia Cabsiiye oo u shaqeyn jirtay VOA laanta afsoomaliga ay qortay markii xilka ay iska wareejisay (ama shaqada laga cayriyay) taas oo ay ku eedeyneyso C/rixmaan Yabaroow Weheliye, oo ah agaasimaha VOA laanta afsoomaliga, inuu shuqul xumo ku sameeyay ama afaaro qabiil gabadha shaqada uga diray. Hoos ka aqriso Bartamaha.com waraaqdaas
in reference to: http://www.bartamaha.com/?p=19931 (view on Google Sidewiki)Young Madah, Fall Back Music Video - Rap Music
It seems the 'lets rap' theme is going on full throttle in our community especially our youth in North America. This video (link below) is the music video of Madah' song Fall Back (rap) - Even if you hate it, it is worth a mention because we rather see them singing than fighting back home and killing people
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali%20rap/c5yRpZw30To.html (view on Google Sidewiki)