Gulaad Production oo soo habeysay video laga duubay fanaanka caanka ah Cabdi Janan oo ku luuqaynaya hees. Daawo Video-yga
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/gzV_-BRwdvU.html (view on Google Sidewiki)Sunday, January 31, 2010
Prime Minister Raila Odinga is assuring Kenyan Somalis that their rights will be protected by the government
Soomaalida Kenya ayaa dhowaan nabad gelyadoodii gashay cariiri kuwaasoo qaarkood la dhigay xabsi. Dhowaan ayaa ra'iisul wasaaraha Kenya Raila Odinga fagaare qudbo uu ka jeediyay Nairobi ku sheegay in Soomaalida dalka kenya ku nool la ilaalin doono xaquuqdooda bani aadanimo. Halkaan hoose ka daawo video arinkaa ka hadlaya. waa www.waatv.com
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/RmADNnfy2G0.html (view on Google Sidewiki)Faadumiina iyo Fanaaniinta - by Banooda Media presents - Duba UAE
Heeso macaan oo laga qaaday soo dhoweyntii fanaanada aan "caadiga" ahayn Faadumiina. Daawo
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/iKAOEBLRj4w.html (view on Google Sidewiki)Gabdho Soomaali ah oo Sameenaya dharka gabdhaha ku dabaashaan
Gabdho degan New Zealand ayaa soo saaray dhar ay gabdhaha muslimiintu ku dabaashaan, loo yaqaan 'the Mukiini" kaasoo ah mid ay u arkaan inuu asturayo gabdhaha marka ay ku dabaalanayaan xeebaha publigga ah. Daawo video sharaxaya
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/e8zDIvTETEY.html (view on Google Sidewiki)Saturday, January 30, 2010
Ma runbaa in nin Somali Lander ah sameeyay Diyaarad?
Sida video-gani ku tusayo waxaa wiil reer waqooyi ahi sameeynayaa diyaarad helicoptor ah. Diyaaraddan ayuu farsameynayaa kadibna kicinayaa. Bal fiirso - riix linkiga hoose.
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/layaab/PjL6xBBQ8ps.html (view on Google Sidewiki)Video: Somali Music by Iftin Studio
Riix hoos si aad u daawato heeso xamari ah oo fanaan caan ah ka qaadayo meel fagaaro ah oo Soomaali badan isugu soo baxday. Magaaladu waa...Daawo
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/kUg1BKbtGw0.html (view on Google Sidewiki)Friday, January 29, 2010
Ma aragtay Owr Dhaan ah oo La Rarayo?
on www.Waatv.com - Waxaa Channelka caanka ah ee Sonna.net soo bandhigtay geel la rarayo oo dhaan ah. Linkiga hoose riix si aad u daawato videoga. Waxay kusoo xasuusin waayo waayo! Hadii aadan weligaa baadiyo ku noolaan, video-gan waa kaa ilbixinaa waxyaabaha aad ka fahansaneen dadka reer miyaga ah. Riix linkiga hoose
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/QQUCt5Q2IoY.html (view on Google Sidewiki)